Saxilnews.com
HAL QOF OO KU DHINTAY DEEGANADA XISADA COLADEED KA TAAGAN TAHAY EE BUUHOODLE IYO QORILUGUD
April 1, 2015 - Written by admin

 

 

Burco(S N)_Wararka Ka Imanaya Deegaanka Buuhoodle Ayaa Sheegaya In Hal Qof Oo Kasoo Jeeda Isla Deegaanka Buuhoodle Shalay Gabal Dhacii Lagu Dilay Deegaanka Balicadad Oo Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle Ee Xadka Ethiopia.

 

Tuuladda Qudhac-Dhalaan Oo Deegaankani Hoos Yimaado Ayaa Laga Dareemayaa Xiisad Colaadeed Waxaana Ilaa Hadda Aan Si Rasmi Ah Loo Ogayn Dadka Ka Dambeeyay Dilkaasi Ninkaasi Oo Xoolo Dhaqato Ahaa Iyo Deegaanadda Ay Kasoo Jeedaan Kooxda Dilkaasi Gaystay.

 

Balse Xaaladda Colaadeed Ayaa Laga Dareemayay Deegaanka Buuhoodle Iyo Qorilugud Muddooyinkii Ugu Dambeeyay Ka Alosnaa Ka Dib Markii Odayaal Kasoo  Jeeda Deeganada  Oo Wadahadal Usucoday Oo An Wali Laga Gaadhin Xal Waarta  Waxii Wararka Kasoo Kordha Kale Soco Shabakada SAXILNEWS.COM

 

 

COMMENTS
Latest News