Saxilnews.com
Hakan ka akhriso: qodobada laga soo saaray shirkii garoowe.
May 2, 2015 - Written by muuse xaasi

War murtiyeed ka kooban todobo qodob ayaa laga soo saaray shirkii wada tashiga ee labadii maalmood u socday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedkada, iyadoo Guddiyo afar dhinac ah ay isla wada gaadheen qodobada looga hadlayay shirka.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa saxaafada u aqriyay qodobada lagu heshiiyay, iyadoo Madaxweynaha iyo Madaxda Maamul goboleedyada ay soo dhoweeyeen heshiiska.

 

 

war-murtiyeed-1

 

war-murtiyeed-2

COMMENTS
Latest News