Saxilnews.com
Hablaha Yaga Wax Ka Weyn Ba Laga Filaya Nin Cadheysan Warkii!
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Intaas hadii aan kala sii dhawaado maqaalkeygan beryahan dambe waxaa aan baraha bulshada iyo dadka wararka wareejiya wadwadeen buugaag uu qorey

Sida taariikhda Sooyaalka Somaliyeed ku cad hablaha reer Somaliland waxay baal dahaba kaga jiraan hablaha aduunka,dhinaca dhaqanka,asuubta,edebta,naxariista xishoodka wax tarka,gaarinimada,geesinimada,garaadka sare iyo caqiidada islamka oo ay ku dhaataan.

Marka bulsho horumarkeeda la qiimeenayo waxaa tusaalaha kowaad loo soo qaataa kaalinta dhaqanka,dhaqaalaha,shaqada ee haweenka bulshadaasi.

Muran kuma jiro in laga dhex helayo in yar oo meel kale u leexatey sida adamiga dabcigiisu yahayba balse marka bulshada reer Somaliland dhamaan hablahooda laga hadlayo 99% waa astaanta sharafta ee qarniyadii hore ilaa

 

COMMENTS
Latest News