Saxilnews.com
HABAQ HABAQDA SIILAANYO INEY GUULDARO IYO WAJI GABAX KU DANBAYNAYSO WAA II CADAYD.?
December 2, 2015 - Written by admin

Maanta Ayuu Calaacal Marba Qof U Dirayaa Ina Cumar Geelle Asaguna Ku Qoslayaa !

Dabinkii jamhuuriyad somaliland 1960 ku dalaq tidhi ayaa maanta mar kale hirkiisi soo muuqdaa  waxaanad arkeysa ficilad liita maalin walb ka soo muuqanaya  xukumad maanta joogta oo shalay markii ay mucaarad ahayd ku handadi jirtay  Daahir Riyaale Kaahin inuu Ummada xamar iyo meel daran ku wado xidhiidh hoosena la leeyahay .

Ha yeeshee waxaa tii daahir riyaale Waxay ahayd  been Cad oo ummda jamahuuriyada somaliland in yari ay garanaysa bale inteed badani  rumaysanaayeen waxaa daahir lagu tuhumayay in kastu in badan ka hadalay  cadayeyn inaanu xamar la hadalayn  kaasin ahaa mow quf cad oo  maanta ummada inta ugu badani ugu garaanabayaan  Madaxweynihi hore Jamhuuriyad Somaliland  Mudane daahir riyaale kaahin .

Hadaba Ta maanta joogta hadh-galaybay Si Badheedh ah ugu dhaqaaqday iney xakamaha ka qaado arintii wada hadalka ee koorfuta Somalia dhamaan golaha  fulinta ee Dawlad Dhexdeed iyo Labad golaha ka Wakiilada iyo ka  Golaha  Guurtidab waa soo dhaweeyeen inta kale ummadun ruux mid gaarad leh iyo mid caydi ahiba  wax su aal ah kamay waydiin  arinta ayad ah oo may ( odhan hadii waxba ka socon wayaan arinta side la yeelaya iyo maxaa inooga yaal ) sidii buu Madaxweynuhu ku hortagay Golaha Wakiilada  dabadeedn uga codsaday inay  xakamah ka qaadaan qodobka isaga ah ee inaga  xidhayey inan la la hadalin xamar iyo dan lawayaasheeda .

Si kastaba ah ahaate iminka 9 goor ayaa la wada hadaley  intii la wada hadalayeeyna wax kaliya oo ka soo baxay  ma jiraan wax kasto la isa soo qaadayab  ha ugu horeyso arintii (hawada iyo maamulkeed ) waynu ognahay halkay saldhigatay iyo sida waxii la daba marteeyay waana ogeyn in tan iyo mid kale o foolxumiba dhici karato hada waktigan la joogan guux badan ayaa ku jira Dalka iyo Ummadaba waxaan sabab u ah Madaxweynaha hada jooga  waxaan waliba intaa ku sii daraya inuu calaacal iyo baryo joogtaa u dirto Jasiirada yare e Djabouti  oo maant  mulkiday jamhuuriyad  Somaliland Ummadeed  mid  Ganacsato , Shacab, Siyaasi iyo mid Odey Dhaqameed ah  inta ugu badan ee wararak iyo Basaasinat u ahin waa Inta kor ku soo sheegay meel waliban waxa u jooga dad gaar ah waxaanu u geed -dheer iyo mid gaaban ba ugu tagaan yahay sidii jamhuuriayad somaliland U noqon lahayd ( Guri-cas ) oo lam degaan ahBalse Alle Kam dhigin hore iminkan ka dhigimaayo Inshalaahu waxaa ta masuuliayadeedu leh  Madaxweynihi wadanka Dhan loo  dhabaaqinti hore  Inta Ugu Badan ummadu la yaab tay Kulankii ugu hore  waxa ku sii daray waxyaalo aan aan sumcad Dalka iyo Ummada toona u wanaagsan Maanta iyo baritoba

Waxaa jirta maahmah tidhada Afkag oo ku xidha o  aan ku furin Alle Go,oo,ayaa la yidhada  marka ta siilaanyo xukumaadiisa haysata hada waa tii Uu shalay la gabgab laha ee aanu si mug leh oo foog uga fekerin waxa u ku dhaqaaqaayo  waxaan hada muuqata dadkeenu had iyo jeer ruux wax dhibaato ah u horsed ma qabsadaane ka wax uga digay ayeey ku dhagaan oo wax kasta dusha ka saran Ummada Jamhuuriyad Somalilanad waxaa  la Gudboon waxii siilaanyo dhibaato iyo Maamul xumo ,iyo siyaasad xumaba uu dalka iyo Ummada U Keeno inaan looga hadahine Hadii runta la rabo in  Maxkamad lagu soo tago dhaanab Heeshiisyadii iyo kulanadii  kale duduwane intii xukumadiisu jiratay u La galay maamulak xamar ee aan madaxbaaneyn  si kuwa barito yimaadan ay digniin ugu noqoto oo ay iska ilaaliyaan hadaan ta kii ku horeeyay ku dhacay iyo dhabar jabka uu ummada iyo dalakaba u horseedaya

Abokor Mahamud

Bolton Uk

Waa Bilaahi Towfiiq

COMMENTS
Latest News