Saxilnews.com
Haayada UN Habitat Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Ayaa Si Wada Jir Ah U dhagax Dhigay Dhismaha 185 Guri Oo Loogu Talo Galay Barakacayaasha
April 9, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Madaxda Haayadaha Un Habitat Ayaa Manta Si wada Jir Udhagax dhigay Ilaa 185 Guri Oo Loogu Talo Galay Dadka Dan Yarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Berbera .

 

 

 

COMMENTS
Latest News