Saxilnews.com
Haayada Shaqaalaha Dawlada Ayaa Tababar Usoo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Dawlada Somaliland
March 5, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News .com)-Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo mac-hadka tababarka shaqaalaha dawlada ayaa shahahadooyin gudoonsiiyey sodon xubnood oo ka tirsan shaqaalaha dawlada, kuwaas oo muddo afar bilood ah qaadanayey aqoonta adeegyada bulshada ee hay’adaha dawladu fuliyaa

COMMENTS
Latest News