Saxilnews.com
HA NOQONINA SIDII KUWII IIMAANKA LA’AA EE REER CAYNABA IYO OODWEYNE WASIIRKA MACDANTA IYO TAMARTA OO LA HADLAY,
March 8, 2017 - Written by Siciid dalmar

Wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Abdi Ducaale ayaa maanta kulan balaadhan isugu yeedhay dad ubadnaa xul oo la soo xushay kana soo jeeda beelaha Isaxaaq Care, Ciidagale iyo Arab, kuwaasi uu kulan balaadhan kula yeeshay Hotel Kaah ee ku yaala magaalada Hargeysa, wasiirka oo kulankaasi furay ayaa wada hadalo dhaadheer kadib waxa uu odayadii iyo madaxdii degmooyinka Sabawanaag,Salaxalay iyo Baligubadle u sheegay in dhulkooda ama degmooyinkaasi dhawaan laga baadhi doono sahamin shiidaal, waxna uu dadkii halkaasi isugu yimid uu ku wargaliyay in aan waxba loo qaban doonin xiligani oo hawsha la wadaa uun ay tahay sahamin, iyada oo uu u sheegay in ay hore u
soo dhamaatay sahamintii xaga cirka oo hadana uu sheegay in uu dhulka la xaalufin doono oo dhiorta la jari doono si baabuurta waaweyn ee sida qalbka dhulka lagu garaacaayo ay ugu fududaato sahamintoodu.
Wasiirku waxa uu ku dheeraaday in ay arintani mustqbalka faa’iido balaadhani ugu jirto deegaanadooda iyo guud ahaan dal

COMMENTS
Latest News