Saxilnews.com
Guurtida Somaliland Oo Dood Xasaasi ah Ka Yeeshay Siyaasada Gudaha iyo Dibada
March 30, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Golaha guurtida JSL ayaa maanta dood adag ka yeeshay ajandahooda kalfadhiga 56 qodobkiisa sadexaad oo sheegaya  siyaasada arimaha dibadda iyo gudaha ee dalka.

COMMENTS
Latest News