Saxilnews.com
Guuguulaha Geeska Afrika] : Wasiir Baa Diyaarad Daawo Ah Dibadda Ka Keenay. Maba Xuma, Lakiin Madaxweynihii Aynu Dooranay Taloow Mee?
June 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wargeyska caanka ah ee Geeska Africa isla markaana ka soo baxa magaalada Hargeysa

ee caasimada Somaliland ayaa qeybtiisa falaqeynta ee Guuguulaha waxaa uu kaga Hadley wasiir Calii Mareexan oo shalay warbaahinta ka sheegay in uu diyaarad daawo ah u keenay dadka shuban biyoodku ku dhuftey ee gobalka Togdheer taas oo maanta ay beeniyeen wasiirka caafimaadka iyo badhasaabka gobalkaa

Halkan Hoose Ka Akhriso Guuguulaha Geeska Africa

No automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News