Saxilnews.com
Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Iyo Mawqifka Ay Dadwaynaha Deegaanada Gobolada Bari Ka Tagan Yihiin Diiwaangalinta
July 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNEws)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarah ayaa ka hadlay dhawr arimood oo ay kamid yihiin saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland, diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socota gobolada bariga Somaliland iyo waliba mawqifka ay dadwaynaha deegaanada gobolada bari ka taagan yihiin qabsoomida diiwaangalinata.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News