Saxilnews.com
GUDOOMIYE KU XIGEENKA GOLAHA WAKIILADA OO KA HADLEY MUDAHARAADKII DHAWAAN KA DHACAY MAGAALADA LAASCANOOD + MUUQAAL.
September 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa(SaxilNews):- Gudoomiye  ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Baashe Maxamed Faraax ayaa waxaa uu ka hadley mudaharaadkii dhawaan ka dhacay magaalada Laascanood ee xarunta gobalka Sool.

 

Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu ka hadley diwaangalinta cod bixiyaasha ee ka socota gobalka Sool waxaana uu ku tilmaamay mid guul ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News