Saxilnews.com
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Safar Uu Ku Tagay Bariga Somaliland,Wada Hadalada Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Eedaymona Usoo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Iyo Xisbiga WADDANI
August 17, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay safarkii uu ku tagay gobolada Bariga Somaliland,wada hadaladii u socday dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,waxaaana uu eedaymo usoo jeediyey xukuumadda Somaliland iyo xisbiga WADDANI.

COMMENTS
Latest News