Saxilnews.com
Gudoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Xilal Kala Duwan+Magacyadda Masuuliyiinta Xilalka Loo Magacaabay
September 6, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa warsaxaafadeed uu maanta soo saaray waxa xilal kala duwan ugu magacaabay masuuliyiin cusub.

 

Waxaan warsaxaafadeedkan uu u dhignaa sida tan

1 2Ramasnews-desk

COMMENTS
Latest News