Saxilnews.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Magac Cusub U Bixiyey Dhigiisa Xisbiga Ucid
March 25, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Magac Cusub U Bixiyey Dhigiisa Xisbiga Ucid

Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa soo bandhigay sida uu u arko hadaladii ka soo yeedhay madaxweyne ku xigeenka somaliland iyo gudoomiyaha Ucid ee ay ku sheegeen in doorashadii madaxtooyada lagu shubtay.

Gudoomiye Cirro waxa kale oo uu magac cusub u bixiyey gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo ay siyaasad ahaan iska soo horjeedaan.

Gudoomiye Cirro oo ka dareen celinaya hadaladii Saylici iyo Faysal ayaa waxa uu yidhi “Anagu Waan soo bandhigaynaa baadhistayadii,labada oday ee madaxweyne ku xigeenka iyo saaxiibkay Mr 4%(Faysal Cali Waraabe) waan u mahad naqaynaa inay noo fureem marag, maragiinii jano alle ha furo ayaanu

 

COMMENTS
Latest News