Saxilnews.com
GUDOOMIYE CABDIRAXMAAN CIRO OO MAGACAABIS SAMEEYEY XILAL SAMEEYAY
December 3, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markii  uu dhawaan is casilay gudoomiyihii hore

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

COMMENTS
Latest News