Saxilnews.com
GUDOOMIYE CABDI SHAKUUR MAXMUD XASAN WAÁ GUDOOMIYE SHAQADIISA KA SOO BAXAY WAX BADANA QABTAY
July 20, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-GOLAHA DEEGAANKA BERBERA WAA NIMAN QIIMA BADAN ISKU DUUBNI AANAY GOLAHA ASHA DEGAANKA EE DALKU LAHAYN AYAGA KA MUUQATO MARKAYNU U SOO NOQONO GUDOOMIYE ABDI SHAKUUR CIDIN WAA NIN FAHANSAN XILKA LOO DOORTAY WAXAAN UGA MAHAD CELINAYAA LABA KIIS OO DIL AH OO KA DHACAY GOBOLKÁ MIDI BERBERA GUDA HEEDA KA DHACAY IYO KAN NINKA WAALAN I SHEEKH KU LA AYAY DADKA ILAAHAY BAAN KU DHAARTEE INAANU KA FADHIISAN MID WALBA AYADOON GACAN KU DHIIGLIHII LA SOO QABAN OO AANU ISU KEENIN REER AHAY KASOO KALA JEEDAN MARXUUMIINTA IYO GACAN KU DHIIGLAYAASHU MAANSHA ALLAH MAAYAR FAHANSAN NABAD GALYADA GOBOLKA SAAXIL INUU MASUUL KA YAHAY WAXAN KALE OO AAN KU HANBALAYAYNAYNAA HORUMARKA BALAADHAN GUUD AHAAN BERBERÁ UU KA QABTAY INTUU XILKA HAYAY
WAXAAN SOO QAADANAYNAA LAAMIYADA MURAAYADA AH
GAROOMADA CIYAARAHA
ISTAAN KA GAWAADHIDU KA BAXAYAAN
GURYIHII DAWLADA HOOSE BERBERA EE BARWAAQO KU YAALAY OO DIB DHIS BALAADHAN UU KU SAMEEYAY DHALIN YARO BADAN UU SHAQO ABUUR U SAMEEYAY MASOO KOOBI KARO WAX QABADKIISA LAAKIIN QORAALO KALE AYAAN KU SOO QAADAN
MAAYAR CABDI SHAKUUR WAX BADAN HAKA BARTAAN MAAMULKA GOBOLKÁ IYO MAAYARADA DALKU
WABILAAHI TAWFIIQ
ILLAAHAYKHAYRKUSIDUUKUJIRO HAYNA WAAFAJIYO

 

Qalinkii : Siyaasi Cabdi Jaamac Aadan (Cabdi Buur)

Berbera-Somaliland

COMMENTS
Latest News