Saxilnews.com
GUDOOMIYAYAASHA SADEXDA XISBI QARAN EE GOBOLKA SAAXIL OO KULAN LA QAATAY MASUULIYIIN SARE OO KA SOCDAY GUDIGA DOORASHOOYINKA QARANKA
March 14, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Gudoomiyayaasha sadexda Xisbi Qaran ee Gobolka Saaxil ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin sare oo kasocday komishanka Doorashooyinka oo safar kuyimi magaalada berbera. Kulankan oo aan saxaafada loo ogolaan ayaa la sheegay in lagaga arinsanaayay sidii loo soo xuli lahaa xubnaha komishanka doorashooyinka uga masuul noqon lahaa Degmada Berbera iyo Gobolka Saaxil iyo Hawlawadeenada hoose ee la shaqeyn doona. Markii kulankaasi soo dhamaaday ayaa waxa warbaahimta uga waramay Gudoomiyayaasha sadexda Xisbi qaran ee Gobolka Saaxil oo kala ah Marwo Rooda Axmed Yasin Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.Cali Axmed Kooshin Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Gobolka Saxil iyo Yuusuf Axmed Maxamed(Hallac Dhegoole)oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil,
Muuqaalka Hoos Ka Daawo

COMMENTS
Latest News