|
|||||
Saxilnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta Magacaabis Sameeyay
March 14, 2017 - Written by Abdisalaan HarirHargeysa(Saxilnews)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta u magacaabay Cabdisalaan Maxamed Ducaale in uu noqdo ku xigeenka xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Wadani
COMMENTS
|
Latest News
|