Saxilnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Mudane Cabdiraxmaan maxamed Cabdilahi Ciro Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo Madaxweynaha U Gudbiyey Warqad Ay Ku Cayimayaan Wakhtiga Ay Bilaabmayaan Diiwan Galinta Cod Bixiayaasha.
April 12, 2015 - Written by admin

Waxaa Uu Sheegay Gudoomiyuhu In Gudiga Doorashooyinka Qaranku Iyaga Ayaa Masuul Ka Yahiin Doorashoyinka Dalka Warqadaasna Ay Tahay Mid Ay Rabaan In Uu Madaxweynuhu Ku Dhawaaqo Wakhtiga Ay Bilaabayaan Diwaan Galinta Cod Bixiyayaasha Waxaana Uu Yidhi “ Gudiga Doorashooyinka Qaranku Iyaga Ayaa Masuul Ka Ah  Diiwaan Galinta Iyo Doorashada Labadaba Warqadaas Ay Madaxweynaha  U Gudbiyeena  In Kasta Oo Aanan Arag Nuxurkeedu Waxaa U Ku Kooban Yahay  War Bixintii Ay Maalintii

[Saxil News.com]

COMMENTS
Latest News