Saxilnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Hada Magacaabey Masuulyiin Ka Badan 16 Xubnood
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxamadaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi waxaa uu gamcaabey gudida dulinta ee gobalka Sanaag oo ka kooban 17 xubnood

 

 

Ku: Yuusuf Xasan Faarax = Ceerigaabo

Ku: Cabdinaasir Axmed Xaaji Aadan Af-qalooc = Ceerigaabo

Ku: Cabdiqaadir Warsame Maxamed = Ceerigaabo

Ku: Xaawa Maxamuud Maxamed = Ceerigaabo

Ku: Xamse Maxamuud Xidig = Ceerigaabo

Ku: Caasha Saalax Maxamed = Ceerigaabo

Ku: Xayaad Cumar Yuusuf = Ceerigaabo

Ku: Shucayb Maxamuud Cilmi = Ceerigaabo

Ku: Yaasiin Cabdi Cismaan = Ceerigaabo

Ku: Cadnaan Madar Ducaale = Ceerigaabo

Ku: Milgo Ismaaciil Ibraahim = Ceerigaabo

Ku: Xaliimo Ismaaciil Cabbaase = Ceerigaabo

Ku: Maxamed Cabdillaahi Axmed = Ceerigaabo

Ku: Axmed Maxamed Saalax = Ceerigaabo

Ku: Aadan Cali Cabdi = Ceerigaabo

Ku: Aadan Sahal Ducaale (Aadan Dheere) = Ceerigaabo

Ku: Maxamed Ismaaciil Axmed = Ceerigaabo

OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u- socodka abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay January 17 th , 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE

1. Yuusuf Xasan Faarax – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

2. Cabdinaasir Axmed Xaaji Aaadan Afqalooc – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku- Xigeenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

3. Cabdiqaadir Warsame Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

4. Xamse Maxamuud Xidig – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

5. Xaawa Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha  Garabka Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

6. Xayaad Cumar Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye-ku- xigeenk Garabka Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

7. Caasha Saalax Maxamed – In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

8. Shucayb Maxamuud Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Ssanaag ee xisbiga KULMIYE.

9. Yaasiin Cabdi Cismaan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag.

10. Cadnaan Madar Ducaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka  Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

11. Milgo Ismaaciil Ibraahim – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

12. Axmed Maxamed Saalax – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

13. Maxamed Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

14. Maxamed Ismaaciil Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

15. Xaliimo Ismaaciil Cabaase – In maanta laga bilaabo ay ahaato Ku-xigeenka Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

16. Aadan Sahal Ducaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag.

17. Aadan Cali Cabdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-xigeenka Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH

COMMENTS
Latest News