Saxilnews.com
GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURITIDA AYAA MAGACAABAY GUDI KA SO TALLO-BIXISA WAKHTIGA DOORASHADA
May 3, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-uddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Adan ayaa fadhigii saaka goluhu yeesheen  magacaabay Guddi ka kooban 29 Xubnood oo ka Tirsan Xildhibaanadda Golaha Guurtidda, si ay uga soo tallo-bixiyaan wakhtiga rasmiga ah ee qabsoomi karto Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda.

halkan ka akhri magacyada gudida uu gudoomiye Saleebaan Magacaabay:-

 

1. Sulaymaan Maxamuud Aadan         Guddoomiyaha Golaha.
2. Siciid Jamac Cali                            Gudd
ku-xigeenka 1aad ee Golaha.
3. C/raxmaan Sheekh Yuusuf Sh.        Gudd ku-xigeenka 2aad ee Golaha.
4. Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan          Xubin.
5. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf                   Xubin.
6. C/qaadir Maxamed Xasan                     Xubin .
7. Siciid Xuseen Huruuse                         Xubin.
8. Mamduux Cusmaan Sheekh                 Xubin
9. C/qaadir Aw Xuseen Mire                     Xubin
10. Xasan Sh. Axamed Sh. Nuux                Xubin
11. Cabdi C/laahi Xasan                           Xubin
12. Siciid C/laahi Yaasir                           Xubin
13.Axmed Daahir Maxamuud                   Xubin
14. Cawil Xuseen Axmed                          Xubin
15. Farxaan Ciise Ubaxle                          Xubin
16. Cawil C/laahi Caydiid                         Xubin
17. Axmed Nuur Aw Cali Aadan                Xubin
18.Sul  Isamaacil Sul.C/raxman               Xubin
19. C/raxmaan Qawdhan Muxumed          Xubin
20. Xuseen Madar Xoosh                          Xubin
21. Caydiid Cabdi Maxamed                      Xubin
22. Nuur Rayaale Khayre                          Xubin
23. Xasan Cumar Axmed                          Xubin
24. Dayib Xasan Axmed Faarax                 Xubin
25. Maxamed Jamac Abokor                     Xubin
26. Xirsi Ciise Jaamac                              Xubin
27. C/raxmaan Axmed Araaye                  Xubin
28. Maxamed Shire Faarax                       Xubin
29. C/laahi Ibraahim Habane            Xoghayaha Golaha –  Xoghayn

 

 

Saxil News.com

Hargaysa -Somaliland

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News