Saxilnews.com
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Kulan La Qaatay Isu-duwayaasha Laamaha Dawlada Ee Gobolka Togdheer Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay
September 8, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha gobolka togdheer mudane Maxamed Ibraahin “Qabo” ayaa maanta kulan la qaatay isu-duwayaasha laamaha dawlada ee gobolka togdheer,waxaana nuxurka qodobada laga wada hadlay kamid ahaa heshiiska dekeda berbera ee ay xukuumaddu lasoo gashay shirkada DP World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News