Saxilnews.com
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Hishiis Buuxa Kala Dhex Dhigay Laba Beelood Oo Wada Dega Deegaanka Laasciidle
September 19, 2018 - Written by qaasim Mukhtar

gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Duqa Magaalada Berbera ayaa manta heshiis buuxa kasoo saaray khilaaf udhexeeyey laba belood oo ku dhaqan deeganka laasciidle ee Gobolka saaxil ,kadib socdaalk hawleed ay maalmihii ugu danbeeyey lujoogeen degmada Laasciidle ee Gobolka saaxil.

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil waxaa socdaakiisa ku wehelinayey Duqa Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin Iyo Xogyaha Degmada Berbera Cabdikariim aadan siciid iyo taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil.
go aamo ayaa laga soo saaray heshiiskaasi wixii faahfaahin ah ee danbe kala soco saxilnews.com

COMMENTS
Latest News