Saxilnews.com
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Mr Bidaar Ayaa Amar Ku Bixiyey In La Qabto Shir Lagu Taageerayo Madaxwayne Siilanyo Iyo Saleeban Gaal
May 2, 2015 - Written by admin

Berbera(SN) Maanta Galinkii Dambe Ayay Ahayd Markii Qaar Kamid Ah Cuqaasha Iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil Oo Maalmahanba Ku Hawlanaa Sidii Cuqaasha Gobolka Saaxil U Qaban Lahaayeen Shir Jaraa’id Ay Ku Taageerayaan Mudo Kordhinta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Shir Jaraa’id Oy Ku Qabteen Hotel Barwaaqo Ee Magaalada Berbera Waxay Ku Taageereen Mudo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Iyagoona Sheegay Inaanay Suurta Gal Ahayn In Gobolka Saaxil Iyo Deegaanada Kale Ee Xeebaha Somaliland Ayna Suurta Gal Ahayn Inay Doorasho Ka Qabsoomto Iyagoona Ku Sababeeyay In Wakhigaasi Doorashadu Ku Beegan Tahay Ay Tahay Kulaylo Ama Xagaa Dadkana Aanay U Sahli Karin Inay Codeeyaan Kulaylahaasi, Sidoo Kale Cuqaashani Waxay Baaq U Direen Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Waxayna Ugu Baaqeen Inay Faraha Kala Baxaan Arimaha Mudo Kordhinta Farahana Ay Uga Qaadaan Odayaasha Sama taliska ah ee Golaha Guurtida Somaliland.

 

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Ayaa Isaga Hor Fadhiyey Albaabka Hore Ee Hotel Barwaaqo Si Uu Halkaasi Utiriyo Cuqaasha Af Ku Xooglayaasha Ah Ee Laaca Loo Dhigay 

 

 

 

COMMENTS
Latest News