Saxilnews.com
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Berbera Iyo Waliba Madax KaSocotay Haayada Wadaniga Ah Ee Yevenco Iyo Dadweyne Aad Utiro Badan Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Gudiyo Ka Kala Socda Xaafadaha Berbera Borama Iyo Hargaysa.
July 28, 2016 - Written by cali abdilaahi

Berbera(Saxilnews.com)Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Berbera Iyo Waliba  Madax KaSocotay Haayada Wadaniga Ah Ee Yevenco Iyo Dadweyne Aad Utiro Badan Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Gudiyo Ka Kala Socda Xaafadaha Berbera Borama Iyo Hargaysa

Kulankan Oo Socondoona Mudo Sadex Casho Ah Waxana Lagu Lafa Guraya Xaquuqda Caruurta Sidii Lo Ilaalin Laha

Waxana Kulan Kaasi Soqaban Qaabisay Haayada Cefe Childern

COMMENTS
Latest News