Saxilnews.com
Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland Ayaa Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Gaar Ahaana Dhalinyarada Somaliland
June 24, 2017 - Written by admin

Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo ayaa Dhambaal Hambalyo Ah Udirayaa Dhamaan shacabka Somaliland Gaar dhalinyarada Somaliland

Gudoomiye Cabdicasiis Siciid Saalax
isagoo ku hadlaya afkiisa iyo Afka dhalinyarada Somaliland waxa shacabka Somaliland u tahniyadeeyey munaasibada Ciida Awgeed waxaanu urajeyey inay bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan sanadka sanadkiisa

Waxaanu bulshada  Ugu Duceeyey guul iyo wada jir waarta nabadgallyo iyo wax wada qabsi

alla mahad leh

Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland

Cabdicasiis Siciid Saalax

COMMENTS
Latest News