Saxilnews.com
Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Magaalada Hargeysa Oo Bilaabay Olole Ay Bulshada Kaga Wacyi Galinayaan Xumaha Iyo Waliba Mukhaadaraadka
July 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista magaalada hargeysa ayaa degmooyinka magaalada hargeysa ka bilaabay olole muxaadirooyin ah oo ay dadka kaga wacyi galinayaan xumanta iyo mukhaadaraadka, iyaag oo bulshadana ka wacyi galiyay inay ka fogaanka falalka xumaanta ah ee alle ka cadhaysiiinaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News