Saxilnews.com
Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka oo Kormeer ku Soo Maray Wasaarada Warfaafinta
May 25, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Gudida daba galka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ayaa maanta Kormeer ku soo Maray Qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland.

COMMENTS
Latest News