Saxilnews.com
GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DIIWAANGELINTA URURRADA SIYAASADDA IYO ANSIXINTA AXSAABTA QARANKA SOMALILAND OO GEERIYOODAY
November 30, 2017 - Written by editor

Hargaysa:-(saxilnews.com) Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa

ALLE ha u naxariistee marxuun Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka subixii hore ku geeriyooday cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

COMMENTS
Latest News