Saxilnews.com
GUDDOMIYE SALEEBAN WAXA UU RABAA IN LA HELO DAWLAD HESHIIS GELI KARTA, OO CIMRIGEEDU AANU KA YARAYN 2 SANO.
May 28, 2015 - Written by admin

SALEEBAAN MUXUU U DOONAYAA 2 SANO OO MUDDO KORDHIN AH?
—————————-
GUDDOMIYUHU WAXA UU RABAA IN LA HELO DAWLAD HESHIIS GELI KARTA, OO CIMRIGEEDU AANU KA YARAYN 2 SANO.

HADDII DAWLADDA KU MEEL GAADHKA AH, CIMRIGEEDU KA YARAADO MUDADAAS, MA GELI KARTO HESHIIS CAALAMI AH.

SALEEBAAN WAA DILAALKA UGU WAYN EE U DHAXEEYA SHIRKADDA DP WORLD IYO MADAXTOOYADA.
WAA NINKA U BALAN QAADAY SHIRKADDA IN UU SOO DHAMEEYO WAXKASTA OO KU XIDHAN MADAXTOOYADA SOMALILAND.

LACAGTA XAQUL QALINKU WAXA AY NOQONAYSAA $10.MILLION.

1: SALEEBAAN WAXA LOO BALAN QAADAY IN UU XAQUL QALINKA HESHIISKA KU YEESHO $3.MILLION.
2: QOYSKA MADAXTOOYADU WAXA AY HELAYAAN $5.MILLION.
3: DADKA AY WASIIRADU KU JIRAAN IYO RAG REER PUNTLAND AHI WAXA AY LEEYIHIIN $2.MILLION.
SHACABKU HA FAHMO WAXA UU U DAGAALAMAYAA WAA IN AANAY LACATAASI KA GUBAN.
MARKAA WAA IN UU HELO 2 SANO OO MUDDO KORDHIN AH.

DR MOHAMED YASIN HASSAN
LONDON UK

COMMENTS
Latest News