Saxilnews.com
Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Hawlaha Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha Gobolada Sool Iyo Sanaag Iyo Wakhtiga Ay Bilaabmayso, Fariina U Direy Bulshada
August 6, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka hadlay hawlaha qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolada Sool iyo sanaag,waxaana ay fariin u direen shacabka goboladaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

 

COMMENTS
Latest News