Saxilnews.com
Guddi Caalami ah oo Baadhaya Xasuuqii Ka dhacay Somaliland 1988-kii Ayaa Helay Sawiro Xaqiiqo Ah
April 11, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Guddi caalami ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa bilaabay barnaamij lagu dabo gelayo oo baadhitaan madax banaan lagaga samaynayo gaboodfalkii iyo xadgudubyadii aadanaha ka dhanka ahaa ee loo gaystay shacabka somaliland dhamaadkii Sideetameeyadii ee Qarnigii ia dhaafay, waxana gudigani booqdeen deegaano ay ku yaalaan xabaal wadareedyo lagu aasay dad badan oo xiligaa la laayey.

COMMENTS
Latest News