Saxilnews.com
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Masuulyiin Cusub Oo Dhawaan Ku Soo Xukuumada Xukuumada Madaxweyne Siilanyo + Sawiro 
March 14, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Fadhigii saaka ay yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somalilandayaa waxaa ay xildhibaanada golahaasi mid mid ugu ansixiyeen masuulyiin dhawaan ka mid noqdey xukuumada madaxweyne Siilanyo oo dhawaan la magacaabey

Fadhigan oo uu shir gudoominaayey gudoomiye ku xigeenka golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa markii mid mid loo akhriyey taarikh nolaleedka masuulyiintan waxaa ay xildhibaanadu mid mid ugu tageen cod gacan taag ah

 

Masuulyiintan saaka hor yimid golaha wakiilada ayaa waxaa ay isku jireen Wasiiro , Wasiir Ku Xigeeno , Wasiirul Dawalayaal iyo gudoomiyaha Baanka Dhaxe

 

COMMENTS
Latest News