Saxilnews.com
Garabka Haweenka WADDANI Oo Maanta Xusay Sannad Guuraddoodii Labaad Ee Ka Soo Wareegtay Wakhtigii La Aas Aasay +Sawiro
March 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Garabka haweenka heer qaran ee Xisbiga WADDANI, ayaa maanta xusaysannad-guuraddoodii labaad ee ka soo wareegtay maalintii la aas aasay oo tiiriikh ahaan ahayd 29/March/2015kii halka ay maanta na taariikhdu ka ahayd 29/March/2017.

 

Kulan aad u ballaadhan oo ay ku xusaayeen sannad-guuraddoodan, ayaa waxa ka soo qeyb-galay xubnaha garabkaasi, xoghayaha arrimaha gudaha WADDANI iyo weli ba dhallinyar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xisbigaasi ku waasi oo dhammaantood ba hambalyo iyo boggaadin u diray haween-weynaha ku abtirsada Xisbiga WADDANI ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibadiisa ba, waxa kale oo haweenka Somaliland ka codsadeen in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI oo ay sheegeen in uu yahay Xisbiga keliya ee diyaarka u ah in uu wax badan u qabto haweenka Somaliland isla mar ahaantaana ka qeyb-gelinaaya siyaasadda dalka iyo ta Xisbiga ba boqolkii ba 30%.

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, sitting and sunglasses

Image may contain: 2 people, sunglasses and beard

Image may contain: one or more people, people sitting and sunglasses

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News