Saxilnews.com
Galmudug oo Qabatay Baabuur Qaraxyo ka Buuxaan
March 21, 2017 - Written by Cabdiqani Deeq

Cadaado(Saxilnwes.com)Ciidamada Nabad sugidda Somalia iyo kuwa amaanka ee Galmudug ayaa duleedka magaalada Cadaado ku qabtay laba dhalinyaro ah oo watay baabur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Guddoomiyaha baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casar ayaa sheegay in baabuurka ay qaraxyada ka buuxeen la doonayo in lagu fuliyo qaraxyo ka dhan ah dadka shacabka. isla markan ay fashililyeen oo ganta ku dhigeen hawgalkan oo lagu soo afjaray mudo 48saacadado  waxa hawl galaka  fuliyay ciidama niisa geesta kale waxa uu gudoomiyhu u mahad caliyay ciiadan  hawsha fuliyay ee niisa iyo dadkii shacabka ahaa e hawsha kala qayb qaatay ee sooo sheegay waxa uu gudoomiyu sheegay inay jiraan gaadhiyaal kale oo  walxa qarxaa saaran yihiin  ay jiran lakin lagu raad joogo labadan dhalin yarada ayaa la rumaysan yahay inay ka tirsan yhiihn al shabab waxa isna jira midkale oo la sheeagy inuu la socday marna u ka hadahay isagoo gaadhi kale wata ay gacanta ku dhigeen ciidamad ahlu suna

COMMENTS
Latest News