Saxilnews.com
FASHILAADA SOMCABLE+SIDII LA DOONAYEYE OONAY USHAQAYN+CAQABADAHA HAYSTA
September 11, 2015 - Written by admin

Hargeisa (Saxilnews)_shirkada somcable oo mudo sanado ah la sugaayeye ayaa sidii la doonayeye ushaqayn shirkada ayaa markii hore kusoo gashay  magaca somcable dalka somaliland hadana ku shaqaysa magaca so shirkadan ayaa marka dhinaca xawaaraha la eego ay kaga fiican yahiin shirkadaha somtel iyo telesom dhinaca qiimaha marka la eegana ay ka jaban yahiin

images (1)images (2)

shirkada somcable ayaa internetki ay ugu talo gashay shacabka caasimada sidii loogu talo galay usiin ama uga howl galin .

shirkadan somcable ayaa hada lagu shaqeeya magaca so taa sababteedana la garanayn ilaa iminka

marka la eego caqabadaha haysata shirkada somcable marka lasoo gaabiyo  loo yaqaano so  ayaa ah maamul xumo baahsan oo ka jirta shirkada iyadoo ay isi soo tarayaan qaylo dhaanta ka soo yeedhaysa shacabka hargeisa sababtoo ahna uu connectionku yahay lost

iyadoo wax raali galinan ilaa iminka aanu ka bixin mulkiilaha shirkada so mahamed siciid geedi 

halkaasi oo uu ka caajisay hawlihii loo igmaday mlkiilahu amaba aanu war kahayn hawlaha shirkada

dhanka kale iyadoo dhawaan gobolka bari ee saaxil la gaadhsiiyeye shirkadani ayaa ilaa iminka ka hawl galin taasina waxay salka ku haysaa iyadoo ay isku khilaafsanyahiin odayaasha gobolka saaxil ee berbera…?

 

 

 

 

saxilnews005@gmail.com

 

 

berbera2002@gmail.com

 

 

COMMENTS
Latest News