Saxilnews.com
Falanqayn ku saabsan cayaarta kama dambaysta ee Koobka Adduunka
July 15, 2018 - Written by editor

 

 

 

 

 

Ivan Perisic oo cayaaro xulka Croatia ayaa lagu soo warramaya inuu dhaawac yahay xilli dhawaan uu kasoo qayb geli waayay tabbabar ay samaynaayeen xulkiisa Croatia oo cayaarta kama dambaysta ah u soo gudbay.

Guddiga anshaxa u qaabilsan xiriirka kubadda cagta Adduunka ayaa u fasaxay Cayaaryahanka daafaca uga dheela xulka Croatia Domagoj Vida inuu ka qayb galo cayaarta kama dambaysta ah ee galabta dhacayso kaddib markii uu kasoo muuqday muuqaal uu ku leeyahay ‘waxay sharaf u sugnaatay Ukraine’, oraahdan waxaa isticmaala dadka kasoo horjeedo Ruus

COMMENTS
Latest News