Saxilnews.com
Fadeexad Dul Hogonaysa Maayarka Caasimadda Oo Noqday ……
October 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Fadeexad Dul Hogonaysa Maayarka Caasimadda Oo Noqday Ri’ Dharahtay !!!
Wadooyinka Iyo Jidadka Magaalada Hargaysa Iskaga Kala Goosha Waxa Qaarkood Loo Sameeyey Qaab Casriya Halka Wadooyin Muhiim U Ah Halbowlana U Ah Somaliland Ay Yihiin Kuwo Dayacan Isla Markaasina Loola Dhaqmay Hab Jeclaysi Kala Ah Degmo Degmo Iaydoona Maayarka Hargays C/Raxmaan Solteco Iyo Guruubka Uu Hogaamiyaha U Yahay Oo Ah Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Ay Yihiin Kuwo Kala Qob-Qob Ku Sameeyey Hargaysa Walow Ay Jiraan Baayihiyo Asaasi Ah Oo Ay Qabaan Dhalinta Kala Duwan Ee Degmooyinka Hargaysa Iyadona Dhawaan Uun Ay Ahayd Markii Qaar Kamida Dhalin Yarada Kasoo Jeeda Xaafada New Hargaysa Ee Magaalada Hargaysi Iyo Degmadad Maxamuud Haybe ,Ay Sida Fiinta Uga Qayliyeen Maayar Solteco Iyo Xildhibaanda Golaha Deegaanka Kuwaasoo Sheegay In Mayarka Iyo Xildhibanada Golaha Deegaanka Hargays Ay Ku Mashquuleen Hawlahooda Gaarka Ah Dayaceena Shaqadii Loo Igmaday Waxa Ayna Sheegeen Geesta Kale In Mayarka Iyo Golaha Deeganka Hargaysi Ay Kala Qob Qob Ku Sameyeen Degmooyinka Hargaysa.
Sida Sawirkani Idiin Ka Muuqata Wadadani Waa Wadada Hal Bolaha U Ah Somaliland Gaara Ahaana Wadada Xdhiidhisa Cisbitaalka Dabiiba Dadka Xanuun Sanaya Ee GARGAAR Iyo Wadada Weyn Ee Magaalda Hargaysa Saad Aragtaanba Waxa Ka Muuqda Dayac Baahsan Oo Wadada Ah Taasina Waxa La Odhan Karaa Maayarka Hargaysa Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa Mar Hadii Ay Wadooyinkii Waaweynaa Ay Yihiin Kuwo Sidan U Dayacan Inay Wataan Hawlahooda Gaarka Ah Wakhtigana Ku Jiraa Fara Qabsiga Lacag Tiro Badan Oo Ay Ka Faa’idaan Inta Ay Xidhan Yihiin Dhaadhka Golaha Deegaanka Hargaysa

COMMENTS
Latest News