Saxilnews.com
Ex Wasiir Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekeda Berbera Ee Dp World,Wada Hadalkii Xisbiga WADDANI U Socday,Dhaliilo-na Usoo Jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland
September 8, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Afhayeenka garabka isbahaysiga KULMIYE ahaana Wasiirkii hore ee cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta ka hadlay heshiiska dekeda berbera ee shirkada DP World,halka ay marayaan wada hadaladii u socday garabka iyo xisbiga WADDANi,dhaliilo xoogana usoo jeediyay mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News