Saxilnews.com
Duqii Magaaladda Baligubadle Oo Ciidanka Liyuu Booliisku Ay Xidheen
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Wararka ka.imanaya.magaaaladda.Baligubadle ayaa sheegaya in duqii magaaladaasi cabdi iimaan jaamac ay ciidamada Liyuu Boolisku ay kaxaysteen.

Duqa ayaa la sheegay in ka hor inta aanay kaxaysanin ciidamadu uu u talaabay dhinacay dalka itoobiya isla.markaana loo dhaadhiciyay dhinaca.degmada xarshin.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay somaliland iyo itoobiya.

Warkan wixii ka soo.kordha kala.soco Saxilnews

COMMENTS
Latest News