Saxilnews.com
Dulucda Warqad Garnaqsi ah oo Madaxweynaha Somaliland u Kala Diray Goleyaasha Caalamka iyo Dalalka Waaweyn
March 12, 2018 - Written by indho indho

Hargsa(Saxilnews.com) Monday, March 12, 2018 08:08:22
Madaxweynuhu wuxuu ka hadlay gardarada Soomaaliya ku hayso Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraaq u kala diray beesha caalamka, oo uu ku caddeeyey inay qaddiyada   Somaliland tahay mid muqadas ah oo aanay cidna u dabo fadhiisanaynin qaranimada    madax-bannaanida dalkeeda.

Siday  ku warantay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA,  waxa madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu Axadii maanta 11.03.2018 qoraal  rasmi ah u kala diray  urur goboleedka IGAD, Qarammada Midoobay ee UNka, Ururka Jaamacada Carabta ee [Arab League], Ururka Midawga Afrika  ee [AU], Midawga Yurub  ee [EU], boqortooyada Ingiriiska (UK), Dawladaha Maraykanka iyo Denmark.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi wuxuu waraaqaha  uu u kala diray   beesha

 

COMMENTS
Latest News