Saxilnews.com
Dufacadii Labaad Ee Qaxootiga Kasoo Yeecay Yemen Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Berbera
April 14, 2015 - Written by admin

Magaalada Berbera Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa waxaa soo Gaadhay 144 qaxoontiya Oo Kasoo Barakacay Wadanka Yemen Ee Aynu Jaarka Nahay Dadwayne Tiro Badan Ayaa Kasoo Qayb Galay Soo dhawaynta Qaxoontiga Markii Ay Kasoo Dagayeen Dekeda Caalamiga Ah Ee Berbera .

COMMENTS
Latest News