Saxilnews.com
Dr Bulxan Oo Sharraxay Sababaha Ay Xukuumaddu Uga Joojisay Socdaalkii Uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Muqdisho Iyo Nuxurka Uu Xaambaarsan Yahay Safarkiisani
May 6, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa(Saxilnews) Dr Bulxan oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa maanta sharraxaad ka bixiyey sababaha ay xukuumadda Somaliland u joojisay socdaalkiisii uu ku tagi lahaa magaalada muqdisho oo uu sheegay in uu Muqdisho kusoo bandhigayo qaddiyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=k8h9u7ZWLi4

COMMENTS
Latest News