Saxilnews.com
“Doorashada Madaxtooyadu Waa Diyaar,Laakiin Waxaan Laysla Qaadan Ta Golaha Wakiiladda”La Taliyaha Doorashooyinka Ee Madaxwayne Siilaanyo
September 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) La Taliyaha madaxwaynaha Somaliland ee arimaha doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka Somaliland ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada,waxaanuu la taliyuhu sheegay inay doorashada madaxtooyadu diyaar tahay balse aan wali laysla qaadan doorashada golaha wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News