Saxilnews.com
Don’t Say That!
April 3, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
Sheekaan kuu hayaa dee,waxa la yidhi beri baa oday baabuur xamuul ah oo Nissan ah oday lahaa.safar ayuu ka soo baxo

Dhaqane iyo dhaashane

dhalin weeye magaallo.

dhaqankoodu mid maaha .

Dhaliil la iskama qaato .

DHafoor taabasho weeye .

Dhibtana la iskuma eego.

daily way kaftamaan .

Hadana la isma dhegaysto.

Dhoohanaad tahay waalan iyo

adaa dhoocil ka liita

warkoodaa ku dhamaadee .

Kaalayoo bal dhegeyso

Dhaqane;waar heedhe maxaa idinka khaldan ? 87 digreeto ayuu ilaa hada madaxweynuu soo saaray kala badh wuxuu siiyey jeegaanta kala badhna dadka intii kaloo dhan .Ma sidaasaynu wax ku wada yeelanaa?

Dhaashane;jeegaantu sow

 

COMMENTS
Latest News