Saxilnews.com
Diyaaraddii Ku dhacday Masar Oo La Sheegay In Bam lagu Dhex Rakibay
November 5, 2015 - Written by admin
Qaahira (SAXILNEWS)_Wakaaladda wararka AP ayaa baahisey in Saraakiisha wadamada Masar iyo Britten ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in kooxda Dacish ay bam ku rakibeen diyaaradii ku dhacday gobolka Siinay ee wqooyiga dalka Masar.
Ugu Yaran 224-qof ayaa ku dhimatay burburka diyaradaasi.
Mas’uuliyinta waxa ay shaaca ka qadeen in natiijiyada wali aysan dhamaystirneen balse ay dhici karto in bam gudaheeda lagu rakibay.

 

COMMENTS
Latest News