Saxilnews.com
Dhoollo Ka Qosolkii Saylici, Mashxaradii Goobta Iyo Xaglo-Toosiye Oo Hambalyeeyey Guusha Saylici
November 10, 2015 - Written by admin

Hargeysa (SAXILNEWS)_Waxaa immika si rasmiya loogu dhawaaqay musharrax ku-xigeenka jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, waxaa si rasmiya ugu guuleystay Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilllaahi Ismaaciil Saylici

Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa kula tartamayey jagada madaxweyne Ku-xigeen Ee xisbiga KULMIYE Dr.Saleebaan Ciise Xaglo-Toosiye, oo ah wasiirka caafimaadka Somaliland.

Tirada cododka Cabdiraxmaan Saylici helay

230 xubnood ayaa ogolaadey

 

Tirada cododka Dr.Xaglo-Toosiye helay.

114 xubnood ayaa ogolaadey

Dhinaca kale waxaa aamusey 21 xubnood oo aan wax cod ah dhiiban. Dr.Xaglotoosiye oo goobta ka hadlay ayaa u hambalyeeyey guusha saylici.

MAXAMED ILKACASE

OFFICE/HARGEISA

COMMENTS
Latest News