Saxilnews.com
Dhoohanow Wadaakii, Dhaqan Xumo Hinaase, Dhoobeeyey Dunidaa Dadka Qaar Ku Dhaataan
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Dhawaaqa Iyo Qaylada, Inagu Soo Dhacaaye, Dhegaheenu Diideen, Dhaayuhu Nebcaysteen, Dhaqankeena Caayee

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).

WAXAAN SALAAN KHAAS AH U SOO DIRAYAA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

DHAWAAQA IYO QAYLADA,INAGU SOO DHACAAYE,

DHEGAHEENU DIIDEEN,DHAAYUHU NEBCAYSTEEN,

DHAQANKEENA CAAYEE,DHEEMAN IYO LUUL IYO,

HABLAHEENA DHALADKA AH,EE DHAMACDA DAUD,

DHOOBO MARI ISYIDHIYOW,DHOOHANE WADAADKII,

DHAQAN XUMO HINAASE,DHOOLIYO MARKII HODAN,

DHAAR LOOGA MARAYBUU,DHOOQEEYEY DUNIDEEN,

DHAAFIN SOOMAALI REER QUDHA,QAARNA AY KU DHATAAN,

DHULKAN INUU CAG SOO DHIGO,KA DHAQAAJEY GUULEED,

DHWAAQIIS DIB LOO MAQAL,DHEEGASHADIISU WAA KHALAD,

KAN KALEE DHADHAMIYEE,KU DHAANTEEYEY KABA DARAN,

                     ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 

 

COMMENTS
Latest News