Saxilnews.com
DHAMAAN REER BISAD IYO ISMAACIIL CADDE REER CALI KAAHIN (CALI-NOOTAAYO) IYO REER CAYNAB WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN XUSEN MAXED BISAD IYO YAASMIIN OO MEHERKODU KA DHACAY HARGAYSA
March 29, 2015 - Written by admin

Dhamaan Reer Bisad iyo Ismaaciil Cadde Reer Cali Kaahin (Cali-Nootaayo) iyo Reer Caynab Waxay Hambalyo u Dirayaan Xusen Maxed Bisad iyo Yaasmiin Oo Meherkodu ka Dhacay Hargaysa

 

 

 

Waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Farxadda Meher wacan ee Boqol Xuseen Maxamed Axmed (Bisad) iyo Boqoradda Yaasmiin Xasan Muxumed oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaaladda hargaysa Gaar ahaan Hotel Crown Tariikhdu Markay Ahayd 21/03/2015 waxanay ugu ducaynayaaan Ducaduu Rasuulka (CSW) BAARALAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAA JAMAHA BAYNAHUMA BIL KHAYR

COMMENTS
Latest News