Saxilnews.com
Dhamaan Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Halkan Hambalyo Aroos Wacan Uga Dirayaan Weriye Cali Daahir Maxamed Boos
March 14, 2015 - Written by admin

Dhamaan Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Halkan Hambalyo Aroos Wacan Uga Dirayaan Weriye Cali Daahir Maxamed Boos Iyo Marwadiisa Nuura Maxamuud Cabdilaahi
Waxaan Halkan Hambalyo Aroos Wacan Uga Diraynaa anaga Oo Ah Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Weriye Cali Daahir Maxamed Boos Iyo Marwadisa Nuura Maxamuud Cabdullaahi(Jaleefe) Habeenkii Xalay ahaa Ku Aqal Galay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Waxaanan Leenahay Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayrqabana Kala Hela Alle Guuurkiina Ha Ka Dhigo Guurkii Lagu Farxo Ee Lagu Nagaado.

Iyo Ducadii Rasuulka (Scw)Baarakallaahu Laka Wa Baaraka Calaykum Wajama Baynakumaa Fil Khayar Aw Bil Khayr

COMMENTS
Latest News